Fadlan muwaadin dabku intuu yaryahay ku soo wargeli ciidanka Dabdemiska jsl.

Fadlan muwaadin dabku intuu yaryahay ku soo wargeli ciidanka dabdemiska jsl, waxay sahlaysaa in loo soo gurmado dabku intuu yaryahay ee aanu galaafan naf iyo maal. muwaadin ka taxadar inaad xannibto dariiqa loo marayo gurmadka.