Hawlgaladii nadaafadeed ee xalay ciidanka Dab-demiska caasimada Hargeysa ka sameeyeen waddada wadnaha ee badhtamaha magaalada Hargeysa.

Hawlgaladii nadaafadeed ee xalay ciidanka Dab-demiska caasimada Hargeysa ka sameeyeen waddada wadnaha ee badhtamaha magaalada Hargeysa.
Ciidanka Dab-demiska Somaliland , Dawlada Hoose ee Caasimada Hargeysa , Ciidanka Booliska JSL iyo shacab weynaha oo iskaashanaya ayaa habeenimadii xalay nadaafad ku bilaabay goobihii la baneeyay, taasoo wax weyn ka tartay bilicda caasimada Hargeysa.
Muwaadin ka qayb qaado bilicda iyo nadiifinta magaaladaada.
Info.fire@sldgov.org
Cabdiwahaab Cismaan Toox
www.fire.govsomaliland.org
990 Emergency Call
Call 																								
						 </div>
						 	  <div class= Share this post with your friends

facebook_logo.png twitter_logo.png linkedin_logo.png pinterest_logo.png